top of page

 

 

NUUR  AL  QURAAN  HOME  ACADEMY

 

1: Wadankasta  oo aad joogto waad baran karta, qaaradaha oo idil 

2: Halkii ardayba hal Macallin ayaa kaligii wax u dhigaaya buuq iyo Caruur cidhiida midna ma jirto.

3: Kharash gaadiid iyo socdaal kaaga baxaana ma jiro ee qofkastaa si raaxo leh ayuu wax u baranayaa.

4:  Qoyskasta Macalin Khaasa oo isa soo diyaariyey ayaa Caruurta iyo waalidiinta meel wax ugu wada dhigaaya .

5:  Waa Macalimiin u tababaran sida Carruurta Dalalka aan Islamka ahayn ku nool Caqiidada iyo Tarbiyada dhaqanka Islaamka qalbigooda loo jeclaysiin lahaa oo lagu tarbiyaynlahaa, Jahligana looga cidhib tirilahaa. 

6:  Toos baad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay.

7:  Waa macalin soomaaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh. 

8:  Macalinkasta Gudi gaara ayaa soo xushay cilmigiisa iyo Khibradiisa Macalinimo. 

9: Heerka qof kastaa joogo ayaa looga bilaabaya. 

10:  Waa Macalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo.

11:  Macalinkasta waxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh loo dhiso, si bulshadeenu u gaadho horummar adduun iyo aakhiro.

12:  Qalab casriya oo aan ka dhicin macalin ku hor fadhiya ayaa wax lagugu barayaa.

Ilmaha qaloocda iyo meesha ay ku danbeeyaan

GUURKA  SHEIKH  MUSTAFE H ISMAIL

6-shey iiballan qaad Janno ayaan kuu ballan qaadiye (xadiith)

Walaalaha Muslimta  ah  meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka gaar ahaan Umadda Somaliyeed Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: Higaada Carabiga, Tajwiidka Qur’aanka, Xifdiga Qur’aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta Islaamka. Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto. Halkan Guji si aad iska Diwaangaliso Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfaci doonta mustaqbalkiisa.

NAGA LA  SOO  XIDHIIDH

 USA  AND CANADA : 0016136864493

UK  :    00443330062040

VIBER :    004791274752

FREE CALL :   +16136864493

 

SKYPE ID :  FASALKA.SWEDEN

SKYPE ID :  FASALKA.NORWAY

SKYPE ID :  FASALKA.UK

SKYPE ID :  FASALKA.CARUURTA

SKYPE ID :  FASALKA.CANADA

 

EMAIL        : NURALQURAN@OUTLOOK.COM

FACEBOOK :  macalin.mustafe.9

 

Fee ga  Waad Ku bixin

Kartaa  xawaaladahan 

Your details were sent successfully!

bottom of page