top of page

DURUUSTA  DUGSIGA

1: QURAANKA  KARIIMKA
2: TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA
3: AXAADISTA RASUULKA SCW
4: SIIRADA RASUULKA SCW
5: SIIRADA SAXAABADA RASUULKA SCW
6: FIQIGA
7: TAWXIIDKA
8: DUCOOYINKA
9: LUUQADA CARABIGA
10: LUUQADA SOOMALIGA
11: LUUQADA ENGLISH KA
12: XISAABTA " MATHS
13: MUXAADAROOYIN LIVE AH
14: TARBIYADA CARUURTA YAR YAR
15: TALOOYINKA QOYSKA

Barista iyo Barashada

1: Gurigaaga ku dhex baro Qur'aanka

2: Ka naso dhaxanta iyo qabowga 3: Gaadhiid la raaco yaan lacag kaaga bixin4: Maalinkasta ogow waxa ilmahaaga loo dhigaayo & heerka uu joogo5: Werwar dambe ma jiro oo ad tiraa caruurtii yaa ka soo kaxeeya ama geeya malcaamada6: Adiga waalidka ahi caruurta la soo gal safka oo tusaale ugu ahoow barashada diinta7: Qoyskastaaba isaga ayaa iskii u fasal ah (class)8: Ku xidhnoow Dhamaan Culima awdiinta soomaliyeed ee afkaaga wax walba kuugu fasiraaya9: Ka qayb qaado tartanka barashada diinta ee ka dhexeeya ardayda ku nool aduunka daafihiisa.

KA MID NOQO INSHA  ALLAH  ARDAYDA  DUGSIGA  NUUR  AL  QURAAN HOME  ACADEMY

WAXA AAD LA KULMI DOONTA  MACALIMIIN  AKHLAAQ WANAAGSAN INSHA ALLAH

Your details were sent successfully!

Walaalaha Muslimta  ah  meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka gaar ahaan Umadda Somaliyeed Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: Higaada Carabiga, Tajwiidka Qur’aanka, Xifdiga Qur’aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta Islaamka. Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto. Halkan Guji si aad iska Diwaangaliso Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfaci doonta mustaqbalkiisa.

NAGA LA  SOO  XIDHIIDH

 USA  AND CANADA : 0016136864493

UK  :    00443330062040

VIBER :    004791274752

FREE CALL :   +16136864493

 

SKYPE ID :  FASALKA.SWEDEN

SKYPE ID :  FASALKA.NORWAY

SKYPE ID :  FASALKA.UK

SKYPE ID :  FASALKA.CARUURTA

SKYPE ID :  FASALKA.CANADA

 

EMAIL        : NURALQURAN@OUTLOOK.COM

FACEBOOK :  macalin.mustafe.9

 

Fee ga  Waad Ku bixin

Kartaa  xawaaladahan 

Your details were sent successfully!

bottom of page